Xamar waa ooyaysaa waxay rabtaa somalida in ay dib u dhistaan qof kastana xilbaa ka saaran in uu dhisto Xamar laakiin waa goorma waa marka dowlad iyo nidaamka maanta federalka ah la raaco oo laiska daayo dagaalka iyo khilaafka Xamar maanta duugay. kooxaha somaliya ku dagaamalya waa in ay dowladanimada u hogaansamaan dowladdana waa in ay siyaasad fiican oo Somalida u qalanta ku dhaqantaa. Dagaal wax buu dumiyaa ee wax ma dhiso dowladnimo ayaa wax lagu yahay dariskeena Dowladino ayay ku nastaan.
Allaha u Naxariisto Jaale Siyaad, wuxuu ahaa wadani dhab ah oo jecel dadkiisa iyo dalkiisa, hase ahaatee dhibka dhacay baa wuxuu yahay maangaabnimada soomaali ayaa qodax ku noqotay oo dadkii soomaaliyeed baa nacasoobay oo isku xaaray taasina waxaa ay keentay waxa maanta taagan. haddii dadka soomaaliyeed munaafaqnimada, xasadka, xinta iyo xasaradda ay iska dhaafi lahaayeen dhibka maanta haystaa ma uusan soo wajaheen ee waxay noqdeen MUNAAFAQIIN XAASID AH, xaasidkuna meel ma gaadho.
gurmad911(May 6, 2008 at 3:00 am)
War intaan calaalka aan iska dhaafno aan wax qabsano whakhtigan xaadirka ah... oon aan badbaadino dadkeena iyo dalkeenaba...waad u jeedaan reergalbeedka iyo gaaladii Afrikankaba sida ay noo xasuuqayaan. "maxay sidan ku noqotay waxaa ka fiican sideen u xalinkarnaa ama aan uga hortigi karnaa" burburka dalkeena iyo maangaabyada(qabqablayaasha) sidan inuu horseeday"
calimudug(April 30, 2008 at 3:54 pm)
aadan cade ilaahay wuxuu qadaray in goob jooge ahaado somalia oo xurnimo qadatay mar 2aad ilaahay wuxuu qadaray in uu arko iyadoo xabashi ay gumaysanayso.. waa waayaha laga bartay adunka maanta.