| maakhir.comFuridii Shirkii koowaad ee IGAD oo lagu qabtay Djibouti Jan 16-18 1986 ayaa waxaa lagu soo dhoweeyey cayaaro hidiyo dhaqanka wadanka Djibouti. daawasho wacan
Birimooy te birimoy yaa baraa,,baraagiimoo geedha leelee yaa baraaAnd also yacasee laluu hayaa that is all great song just call me to teach you more about east african tradition songs
somali501(December 30, 2007 at 3:42 am)
Gob baan nahay gob baan nahaygob bey yihiin gabdhahayagugarbasaar ma qaataaneyguudkooday hagoogtaaneeyllllll eeerimadeega
somali501(December 30, 2007 at 3:35 am)
naa dhuuboy dhex yaridaanaa nin ku dhalay dhal necebaahoobey maxay kuu dhuunyi waayeeney
somali501(December 30, 2007 at 3:33 am)
naa soo garawa garaweeyeynaa soo garawa seeraarnaa sida goray is garangarinaa sidaan garanayo u boodhoobey soo garabso wiilkaa
somali501(December 30, 2007 at 3:31 am)
Ubadkaa anoon rag iyo dumar, aabo ruux odhaninRabbi mahadii Eebaa, nikaax iigu kaa ridayeSidee baanan aad kuugu rabin, saw nin rag ah ma ahi Natfaa kuu riyaaqday oo ducaan, kuu ratibayaaye Rabbigayna wuu iga aqbali, saan rajaysnahaye Adduunyada ku raag oo wax badan, ribix ku noolowe Risiqa Eebe kuu waasacyoo, raas qabow noqo e Raggaa iyo raggii ay dhaleen, oo isdaba roori Intay gaadhiyaal kuuraraan, raarta buuxsada e Rukumada Xadkii iyo Kabcada, raaliyaay gudo e
somali501(December 30, 2007 at 3:29 am)
Aabahay rumaad iyo kolkii, hooyo laga reeboShugriyey wax ruux iyo naf leh, baad iigu roontahayeAnna sida aan kuu rabo dhab baan, kaaga raaridiyeRasmi inuu kalgacalkaygu yahay, oo aanan riyoonayninRabbigii i uuntay baa igu ogee, rubuc intaad qaadoRaaliyadii aan saanyadaay, ramo odhaahdaydaOo soo rujuuc oo niyada, hayga kala reebinAnoo ruug-caddaaya oo aan lahayn, rug iyo raas toonaRuwydiyo Najiib iyo Bedri iyo, raxantan qooqaysaMuxyadiin Rijaal iyo Sacdoo, ugu yar reerkayga
maryama11(December 28, 2007 at 4:38 pm)
what somalian peace we are gonna kil all of you somalain pple bitch so shut the fuck up watch when we destroy your whole family motherfucking bitch so shut the fuck up biatch!!
kadafee19(December 26, 2007 at 6:20 pm)
ur not warth my time u stinky ethiopian wanna be hoe all im saying is clam ethiopian if thats what makes u happy dont somalian thats all peace
maryama11(December 26, 2007 at 11:29 am)
shut the fuck up u fucking somalian bitch y would i kill myself for being ethiopian bitch atleast im happy with who i am and i can do you one favour which is to kill you bitch
kadafee19(December 24, 2007 at 3:45 am)
maryama if ur haf and half do ur self a favore and kill ur self
AshikaMetisse(December 23, 2007 at 2:19 pm)
Kadafee...Let me Enlighten ur ignorant azs..Some1 thats from Hargeysa, What do they call themselves? 'Reer Hargeysa' sow maaha?...People from Djibouti call themselves 'Reer Djibouti'...And Hell YEAH we proud..We live in peace with every single tribe in there..In my book thats something 2 be proud of!...Holla!