Djibouti




   Une petite vidéo constituée de topics sympas!
  Uploaded: December 3, 2006 at 1:27 pm
  Author: manuelafresh
  Length: 00:05:54
  Rating: 3.79
  Views: 53656
  Tags: somali djibouti djibnautes somalia
  Email to a friend
 
Video Url:


Embed Code:


Video Comments:
khalaf2007 (November 13, 2008 at 10:26 am)
wuuuf wuf .. yow were can i get the shawty on 1:37 she looks bad...
amal519 (November 12, 2008 at 6:20 pm)
ok waan kaa qaadan waanadaada, se kula mid baan ahay ee kumaan korin dalkii, se sanad walbo mar baan meel booqasho u tagaa saasaana ku arkay waxaan ka sheegay se waanadaada qaatay thaks, bro or sis.
AskariWaryaa (November 12, 2008 at 6:15 pm)
Allah ka baq walaal, iskana dhaaf xumaanta iyo neceybka dadkaaga. Aniga waxaan ku korey Ingriiska oo la i keenay anigo afar sano jira, lakiin weli sidaas aad u jeedid baan u qori karaa af Soomali oona ku hadli karaa.Soomali horumar waxey gaari karaan markey iska dhaafaan reer baadiyinimada iyo xaasidnimoda!
amal519 (November 12, 2008 at 5:21 pm)
nac nacdaa wixii kaa dhageesanayo ula tag aniga igala tag ahow ama ha ahaan waxaa dhab ah inay maskaxdaada wayn meel ku qufulan tahay. maskax waynidaad sheegatay un yaysan dhib kuu keenin. waqtigaan kahadalkooda ku luminayaaba ciil iga hayaa, dad baa waqti lagu lumiyaa dadna maaaaaaahan.
AskariWaryaa (November 12, 2008 at 7:57 am)
miskiin baa tahay!Madaxweynaha Djibouti wa ninka keliya o ku dadaalo sidu af soomaliga loo ilaalin lahaa. Anigu reer djibouti ma ihii, lakiin sidaado kalo ma ihii qof maskax xirin sida soomalida badankoodi!
amal519 (November 11, 2008 at 9:15 pm)
qofkii arkay un baa yaqaano, somalina ma ahan sharaftayadaa kaween in dad qabiil inaga mid ah le eg in ay yiraahdaan somali ma nihin ee ay umadahana saa usheegaan in aanu waa soomaali niraahno, afkooda hooyo dad leh ma jeclin mana naqaano waxay qiimo leeyihiin baaban jirin, nabaduna anagaa uga dhow saa wali faransiis baa guumeesteen indhahayga kusoo arkay, erabooradooda dhan na naagaha la taag taagan, koob shaax ana aan gato waan ka waayay qamrina way ku gadayeen eraborkooda,idhaafi dad maahee
AskariWaryaa (November 11, 2008 at 6:20 pm)
Djibouti hadey fanaan wax dhib ah ma lahan, ileen waa dadkeena. Adiga waxaad tahay Somali asal ah, waxaad garan waysey inaad ku farxdo dad jinsiyo Somali ka soo jeedo oo weli nabad iyo horumar qabo. Wax garo!!!
amal519 (November 9, 2008 at 6:34 am)
aqas meel lagu faanaa badanee ma jabuuti baad ii faaninaysaan?? aduunka dadkaqaabdaran kana qalafsan ma arag, mida xigto faransiis baad luqad moodeen, ama luqad gaal ku hadla ee ah inglish ama luqad islaam wax ba kama dhaxeeyaan faransiis wax laga cararo weeyee,
tanbe71 (October 11, 2008 at 10:35 am)
I'm sorry but your mam can not be from djibouti unless she is Issa, so please forget about the idea of somali nation,
ogamas (August 2, 2008 at 9:35 pm)
salutà tous les djiboutiens et en particulier les arabes de quartier deux...
lhajiali (July 1, 2008 at 3:55 am)
ibni qazi some one has to take the responsiblity.
ibnqhazzi (June 30, 2008 at 1:50 pm)
dont blame france for our own failures, long live Djibouti from Somali brother, even though you all are Somalis

1


Featured Videos
Full Version Niiko - Somali Girls Hot, Aroos
Hijab Disco in Yemen
Somali Double NiiKO-Barawani Girlzzz
Sii dhoweyntii C/risaaq Alteso
Waayaha Cusub - Dhalinyaro - Allaa Weyn
Salim Saciid, Maryan&Fatumina
somali best niiko music
Hanad - Xafladii Somaliland London
Somali ambassador on Al-Jazeerah LIVE...
Somali origin, Liban Isaq ( Australian Idon, semi finalist)
Somali refugees in Yemen
The Girl of my Dreams
Categories:
Somali Somali Music
Somali Sports Somali News
Somali Girls Heeso Somali
Somali Movies Somali Banadir
Somaliland Music Somaliland News
Somali Niiko Somali Dance
Soamli Niiko Djibouti
Djibouti Music Djibouti News
Djibouti Somali funny
   
Music Comedy
Autos & Vehicles Education
Entertainment Howto & Style
Film & Animation People & Blogs
News & Politics Science & Technology
Nonprofits & Activism Sports
Pets & Animals Travel and Events
Search:
Search:
 
Featured shows