Waa Maalintii Qaxootiga! Dont deny urself if u is somali, none of these places can compare to Somalia. Stand up and be proud!
amal519(August 19, 2008 at 10:11 pm)
Waa duni qariban saa adoo kalaa kunoolee masaakiinta aduunka video yadooda ku heesayee lacagta kasameenayo, lacageey nin kudoonay kuwaa, ilaahaad caawimaada waydiisaneyso usoo laabo sharafay,
jamalabdi98(July 2, 2008 at 6:37 pm)
kkkk!!!! zamzammadobey haday saas tahay maxaan kaqaban karnaa? waxaa fiicnaan laheed inaay maslaxada sheegto(FALIS) maadaama aay dhibatada sheegtay i think that way it would be meaningful anyway it making sense for the REAL SOMALIS.who can gues who i mean?