Wan iyo Waraabe




   Tix, ama Gabay uu tiriyay Carays Ciise Kaarshe, Allah u naxariistee, sawiraddana waxaa sameeyay Amiin Caamir.Text to the 'Gabay/Tix' as best I could, cayda iga daaya markaa;

Tixdaan maantaa wadaa waa weydiin iyo war celin, ayaan waayaha ka mida, waraabe iyo wanbaa isweydaarsaday su'aal,

Wankii baa yiri waryaa addunkii waasacyo, walaalowday Afrikoo, waswaaskii imma hayoo, wanaag baan kuu wadacay. Warkuna waa kooban yahay wadeynimo kaa marabo wadanka anaa iska leh, aan kala weydaaranee waraabo maalin wacan.

Runtaa!

Wowgii kale waxaan lahaa, Haaheey!

Wuxuu yidhi waa tahay, nabsigii waayahan maqnaa, inuu waaxdayda yimi, adi'un baa ii waramay, wadaageey baa tahay, aan waayo is wehelinee wanyahow haa i goyn wadnaha

Runtaa

Wowgii kale waxaan lahaa, Haaheey!

Wuxuu yiri waa tahay, kolkaa waydaysantahay, ninkii kuu gala wanaag, abaal baa laga warshaa, waxyeel'aan kugu aqaan, wanaag baan kuu wadacay. Warkuna waa kooban yahay, wadeynimo kaa marabo, wadanka anaa iska leh, aan kala weydaaranee, waraabo maalin wacan.

Runtaa

Wowgii kale waxaan lahaa, Haaheey!

Wuxuu yidhi waa tahay, aduunyado waayac maleh, wanaag loo gama irkado, nin'na kama buuxsho weelkan mantana waa wareer, wadaageey baa tahay, aan waayo is wehelinee wanyahow haa i goyn wadnaha

(...)

Wowgii kale waxaan lahaa, Haaheey!Wuxuu yiri waa tahay, wuxuush'nimaddii ka baxay, wasiir'aan leeyahay, waftaa ii mara arladda, wareerkaa sheegat'ana, war iyo waayo umalihi. wanaag baan kuu wadacay. Warkuna waa kooban yahay, wadeynimo kaa marabo, wadanka anaa iska leh, aan kala weydaaranee, waraabo maalin wacan.

Runtaa

Wowgii kalewaxaan lahaa, Haaheey!
  Uploaded: October 24, 2007 at 11:28 pm
  Author: Heersare
  Length: 00:02:12
  Rating: 4.89
  Views: 74309
  Tags: kaarshe caamir somali amin poetry ciise carays wan gabay tix soomaali amiin waraabe arts soomaalia somalia soomaaliya
  Email to a friend
 
Video Url:


Embed Code:


Video Comments:
ilpga (November 18, 2008 at 6:54 pm)
really nice
Schelsea16 (November 17, 2008 at 9:45 am)
Loool..thats funny man.
tamerfan100 (November 8, 2008 at 12:04 am)
LOOL shimbirta (runta).lol
awalfm (October 31, 2008 at 3:29 am)
if think you will know what that means (salvery time)
Abdirisak101 (September 28, 2008 at 5:40 pm)
careys ciisa what a lagend ...
Afxakame (September 28, 2008 at 3:29 pm)
I have been overcome by intense emotion of patriotism walahi. Though Carey ciise was a artistic lagend this particular geeraar shows his innovative and soomaalinimo. Great man; wise words.
duqda (September 10, 2008 at 2:52 am)
waaw waxaan lagaa dhahaa gabaywaayo waayo baa soo xasuutay ... aleylehe gabaygaa markaan dhashay 7777 kii baala xiisaynjiray
icecoolkilla1 (September 6, 2008 at 1:38 pm)
wallahi this is sick man this should be put in the world book of poems translated and somalia might get some credit for making good poems this is very good
simoodiboy (August 29, 2008 at 11:56 am)
walaahi waa qosol good weeyi
angrywinds (August 23, 2008 at 6:44 am)
You must put up more poems by this man!!!!
TaskiyahEmaani (August 15, 2008 at 2:45 pm)
lool wanyoho wadnaka ha igonin, thats quit funny.
oshassan (August 6, 2008 at 1:32 am)
Masha'allah. This poem is very good. Runtaaaaaaaaa.

1


Featured Videos
Full Version Niiko - Somali Girls Hot, Aroos
Hijab Disco in Yemen
Somali Double NiiKO-Barawani Girlzzz
Sii dhoweyntii C/risaaq Alteso
Waayaha Cusub - Dhalinyaro - Allaa Weyn
Salim Saciid, Maryan&Fatumina
somali best niiko music
Hanad - Xafladii Somaliland London
Somali ambassador on Al-Jazeerah LIVE...
Somali origin, Liban Isaq ( Australian Idon, semi finalist)
Somali refugees in Yemen
The Girl of my Dreams
Categories:
Somali Somali Music
Somali Sports Somali News
Somali Girls Heeso Somali
Somali Movies Somali Banadir
Somaliland Music Somaliland News
Somali Niiko Somali Dance
Soamli Niiko Djibouti
Djibouti Music Djibouti News
Djibouti Somali funny
   
Music Comedy
Autos & Vehicles Education
Entertainment Howto & Style
Film & Animation People & Blogs
News & Politics Science & Technology
Nonprofits & Activism Sports
Pets & Animals Travel and Events
Search:
Search:
 
Featured shows